Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web


Welcome To aflaanta

aflaanta

AFLAANTA HINDIGA DHIBAATO INTEE LE EG AYEY KU HEYSAA CARUURTA SOOMAALIYEED?
Caruurta Soomaaliyeed ayaa ah kuwo ugu badan ee daawada aflaanta Hindiga iyadoo loogu aaneynayo inay sabab u yihiin aflaantaas oo loo beddelo ama loo fasiro Af Soomaali, caruurtaas ayaan iyagu marna ka faaruqin shineemooyinka, mararka qaarna aanba xusuusaneyn cunno iyo cabid midnaba, iskaba daa xag waxbarashee, taasi waxaa sii dheer in caruurtaasu marka ay waayaan kunka shineemada ay ku kacaan falal aad u fool xun oo ay ka mid yihiin iyagoo isku daya inay jeeb siibaan dadka, qaar kalena waxay fal xatooyo kula kacaan waalidiintooda, halka qaar kalena ay isticmaalaan hab aad uga duwan kuwaas oo ah inay dawarsadaan dadka iyagoo u sheegaya inay u gaajoon yihiin haddii uu kunka u gacan galana la aada shineemooyinka.
Dhibaatadan iyo dhaqan xumadan soo wajahday caruurta Soomaaliyeed ayaan oran karnaa waxaa sabab u ah waalidiintooda oo mararka qaar ku taageera ficilka ay ku dhaqmayaan, siiyana lacagta shineemada, haddaba waxaa la dhihi kara waalidiinta Soomaaliyeed waxay hareer mareen amarka Alle iyo ku dhaqanka diinta Islaamka, waayo waajibka ka saaran waalidka xagga caruurta uu dhalay ayaa ah in inta ay yar-yar yihiin baro dhaqanka toosan haddaba waalidiinta ay caruurtoodu ku dhaqmaan arrintaas fosoha xun waa inay wax ka qabtaan si caruurtoodu u anfacdo mustaqbalka dambe.

Insert Sub Header Here

Hadaba Hindiya waxaa uu kaalinta labaad kaga jiraa dalalka caalamka ee ugu qatarsan dhinaca sameynta filimada, waxaa uu ka xigaa dalka Mareykanka oo haatan kaalinta koowaad kaga jira caalamka marka laga eego dhanka jilista iyo soo saarista filimada laga daawado Aduunyada, Hindiya waxaa ay qabaan midow ay ku bahoobeen shirkadaha soo saara aflaanta kaas oo lagu magacaabo Bollywood, halka Mareykanku ay qabaan goob gaar u ah aflaanta oo lagu magacaabo Hollywood, waa magaalo ku taala dalka Mareykanka oo ay isugu yimaadaan dhamaan shirkadaha ku lugta leh sameynta filimada.

Jilayaasha aflaanta Hindiga ah waa kuwo ku kala fiican doorarka ay ka qaataan sameynta iyo jilida aflaanta,qaar waxaa ay ku jilaan Arbanimo(Atoore)qaar waxay ku jilaan doorka laadirka,qaar qeybta madadaalada iyo majaajilada.

Hadii aan si gaar ah u abaarno dhinaca majaajiliistayaasha dalka Hindia waxaa kaalinta koowaad kaga jiraa jilaaga caan ah ee ku banbaxay matalida doorka ka qoslinta daawadayaasha ninka lagu magacaabo Johnny Lever oo ay Soomaalidu utaqaan(Amaddi).

Johnny Lever magaciisa oo hindi ah waa sidatan जॉनी लीवर, wuxuu dhashay 14 August,1956-kii wuxuu kusoo barbaaray magaalo yar oo ku taala bartamaha dalka India,Amaddi wuxuu yaraantiisii ahaa madadaaliye ay caruurta iyo dadka waaweyn ay aad ujeclaayeen,wuxuuna ka qoslin jiray caruurta yaryar ee ay isku jaalka ahaayeen xitaa mararka qaar wuxuu madadaalin jiray dadka waaweyn.

Johnny Lever meelihi uu sida aadka ugu soo caanbaxay waxaa ka mid ahaa iskuulkii uu wax ka baran jiray gaar ahaan dugsiga hoose halkaas oo uu ka qoslin jiray macallimiinta iyo ardayda marka laga sameeynayo dugsiga xafladaha qalin jibinta iyo wixii la mid ah,hase yeeshee Amadi muusan aheyn nin ku wanaagsanaa dhinaca waxbarashada waana taas mida keentay in uu isaha tago waxbarashadiisii marki uu ahaa fasalka todobaad ee dugsiga dhexe.

Majajailiistaha dalka India Amaddi wuxuu marki ugu horeeysay uu hor istaagay Kamera isla markaana uu sameeyey filimki ugu horeeyey sanadi 1980-ki markaas oo uu door wanaagsan ka cayaaray filimki Dard Ka Rishta,Mr Amaddi wuxuu uga mahdceliyaa filimkaasi ninka lagu magacaabo Sunil Dutt, oo garab ku siiyey arrintaasi kadib marki uu la dhacay show uu qabtay Amaddi oo lacag loogu uruurinayey dadka masaakiinta filimkaasi waxaa lahaa directorka lagu magacaabo Kalyanji-Anandji.

Mr Lever waxyaabihi uu ku muteeystay taageerayaasha badan waxaa ka mid ahaa isaga oo la yimid style ama qaab u gaar ah oo uu kaga qosliyo dadka,Amadi waxaa la dhashay wiil ka yar oo isna majaajiliista ah waxaa lagu magacaabaa Jimmy Moses, Amadi waxaa u dhaxda oo uu qabaa gabadha lagu magacaabo Sujatha waxay udhashay laba caruur ah oo kala ah Ishak iyo Jesse.

Ninka ay Soomaalida utaqaano Amadi Qamadi Mukuti mar wax laga weeydiiyey inta badan dadka ka caawiya filimada iyo soo saaristooda ayaa waxaa uu sheegay in xaaskiisa ay tahay qodka inta badan ka caawisa habeynta iyo fekirida sheekooyinka iyo hanaanka uu uga qosolsiiyo dadka,aniga aad ayaan uga helaa doorka aan ka ciyaaro jilida filimaanta waxaan xitaa ka qosliyaa qoyskeeyga marka aan gurigeeyga joogo"sidaa waxaa uu usheegay India Times ee dalka Hindia.

Mar wax laga weeydiiyey dadka uu sida aadka ah ugu tixgeliyo jilida majaajilanimada ee dalka Hindiya ayaa waxaa uu sheegay in ay jiraan shaqsiyaad uu ka danbeeyo oo si aad ah uga soo dhexmuuqday masraxyada filimada ee dalka Hindia,waxaa uu ka xusay ragaasi Kishore Kumarji , Mehmood sahab , iyo Johnny Walker,waxaase uu si gaar ah farta ugu fiiqay Mehmood sahab oo si aad ah ujilay filimkii 'Kuwara Baap ' oo dadka Hindia si aad ah uga qosliyo ilaa iyo iminka.

Mar wax laga weeydiiyey filimaanta uu jilay ee uu sida gaarka ah ujilay ayaa waxaa uu sheegay in uu uusan ka daalin daawashadiisa filimka lagu magacaabo 'Baazigar ' kaas oo la sameeyey sanadi 1992,filimkaasi waxaa Arbe ka ahaa jilaaga caanka ah ee Sharukh Khan.

Sidoo kale Amadi waxaa la su,aalay Aktarada uu uriyaaqo marka ay filim wada jilayaan ayaa waxa uu sheegay in uu si aad ah uxiiseeyo marka ay filim wada sameeynayaan arbaha lagu magacaabo Govinda"waxaan la yaabaa sida aan isula jaan qaadno ama aan isula fahanno jiliada saaxibkeey Govinda,waa nin aan aad ujeclahay oo shaqa badan howl kar ah wuxuu u hadlaa si is daba joog ah oo xariiftinimo leh"ayuu yiri Amaddi.
  

Amadi xirfadiisa shaqo marbuu ku kasbaday xarig kadib markii lagu eedeeyey in uu ku xadgudbay heesta calanka,waxaa markaasi lagu xakumay  7 maalmood oo xarig ah,dhacdadaasi waxaa ay soo degdegtay bandhig uu Amadi ku sameeyey magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta,bandhigaasi waxaa loo sameeyey dhalashada  wiil uu dhalay Maalqabeynka lagu magacaabo Anis Ibrahim oo ah da,da ka yar ninka sida weyn ay ugu raad joogaan Mareykanka ee ay ku eedeeyaan waxa loogu yeero argagixiso Dawood Ibrahim.

Majaajiliistaha weyn ee dalka India Johnny Lever waxaa uu sameeyey in ka badan 100 filim waxaana ka mid ah filimadaasi:-

• Ek Nai Paheli (29 June 1984) (Released)
• Tum Par Hum Quarban (1985) (Released)
• Love 86 (14 February 1986) (Released) ...... Uttam (As Johny Lever)
• Main Balwan (28 November 1986) (Released)
• Jalwa (1987) (Released) ...... Muthu (The Masseur)
• Ghar Mei Ram Gali Mein Shyam (15 January 1988) (Released) ...... Srivastav'S Servant
• Kasam (15 April 1988) (Released)
• Hatya (3 June 1988) (Released)
• Aakhri Adalat (10 June 1988) (Released) ...... Havaldar
• Hero Hiralal (21 October 1988) (Released)
• Tezaab (10 November 1988) (Released)
• Suryaa (10 February 1989) (Released)
• Ilaaka (12 May 1989) (Released)
• Mujrim(28 June 1989) (Released) ...... Shankar'S PA
• Jaadugar (25 August 1989) (Released) ...... Nilkant
• Kala Bazar (6 October 1989) (Released)
• Chalbaaz (8 December 1989) (Released) ...... Special Appearance
• Main Azaad Hoon (15 December 1989) (Released) ...... Protester (Uncredited)
• Kafan (1990) (Released)
• Khatarnak (1990) (Released)
• Kishen Kanhaiya (9 March 1990) (Released) ...... Lobo
• Bandh Darwaza (1 June 1990) (Released)
• Raeeszada (1991) (Released)
• Ajooba Kudrat Ka (1991) (Released)
• Vishnu Deva (15 February 1991) (Released) ...... Havaldar #1
• Narsimha (5 July 1991) (Released) ...... Tempo Dada
• Jungle Ka Beta (1992) (Released)
• Geet Milan Ke Gaate Rehenge (1992) (Released)
• Khiladi (5 January 1992) (Released) ...... Anna Pillai
• Humla (29 May 1992) (Released) ...... Shiva'S Friend
• Chamatkar (8 July 1992) (Released) ...... Cricket Commentator
• Insaaniyat Ke Devta 1993) (Released) ...... Muthuswamy
• Teri Payal Meree Geet (1993) (Released)
• Yugandhar (1993) (Released)
• Aansoo Bane Angaarey (1993) (Released)
• Anari (26 March 1993) (Released)
• Roop Ki Rani Choron Ka Raja (16 April 1993) (Released)
• Anmol (27 August 1993) (Released) ...... Himself (Special Appearance)
• Santan (12 November 1993) (Released)
• Baazigar (12 November 1993) (Released) ...... Babulal
• Aulad Ke Dushman (3 December 1993) (Released) ...... Johny
• Bhagyawan (10 December 1993) (Released)
• Masti (1994) (Released)
• Mahakaal (1994) (Released)
• Zamane Se Kya Darna (14 January 1994) (Released)
• Kanoon (1 April 1994) (Released)
• Anjaam (22 April 1994) (Released) ...... Champa Chameli
• Saajan Ka Ghar (29 April 1994) (Released)
• Ekka Raja Rani (24 June 1994) (Released) ...... Guruji (Dancemaster)
• Juaari (8 July 1994) (Released)
• Prem Yog(23 August 1994) (Released)
• Main Khiladi Tu Anadi (23 September 1994) (Released) ...... Dhansukh
• Criminal (14 October 1994) (Released)
• Yaar Ghaddar (4 November 1994) (Released) ...... Police Inspector
• Mr Azad (23 December 1994) (Released)
• Inteqam Ke Sholey (1995) (Released)
• Dilbar (1995) (Released)
• Karan Arjun (13 January, [[1995[[) (Released) ...... Linghaiyya
• Criminal (4 August 1995) (Released)
• Rock Dancer (3 November 1995) (Released) ...... Police Inspector
• Ram Shastra (9 November 1995) (Released) ...... Raja
• Haqeeqat (29 December 1995) (Released) ...... Tony
• Jaan (17 May 1996) (Released) ...... Damru
• Himmatwar (14 June 1996) (Released)
• Hahakar (5 July 1996) (Released) ...... Chamcha
• Daraar (5 July 1996) (Released) ...... Hari (As Johny Lever)
• Indian (July, 1996) (Dubbed as Hindustani in Hindi).....PaneerSelvam (aka Subhar Lal in Hindi version)
• Bhishma (26 July 1996) (Released) ...... Natwar
• Sapoot (8 November, [[1996) (Released)
• Raja Hindustani (15 November 1996) (Released) ...... Balvant Singh
• Dushman Duniya Ka(22 November 1996) (Released)
• Jodidar (1997) (Released)
• Daayen (1997) (Released)
• Ghunghat (1997) (Released)
• Auzaar (28 February 1997) (Released) ...... Peter
• Judaai (28 February 1997) (Released) ...... Hiralal
• Kaalia(28 March 1997) (Released)
• Himalyaputra (4 April 1997) (Released) ...... Joe
• Agni Morcha (4 April 1997) (Released)
• Koyla (18 April 1997) (Released) ...... Shanker'S Friend
• Do Aankhen Barah Haath (11 July 1997) (Released) ...... Rickshaw walla
• Yes Boss (18 July 1997) (Released) ...... Madaman
• Judge Mujrim(12 September 1997) (Released)
• Krishna Arjun (1 October 1997) (Released)
• Mr And Mrs Khiladi (10 October 1997) (Released) ...... Bandaged Patient On Street
• Deewana Mastana (10 October 1997) (Released) ...... Ghafoor
• Ishq (28 November 1997) (Released) ...... Ranjit'S Brother-In-Law
• Barsaat Ki Raat (1998) (Released)
• Yeh Aashiqui Meri (16 January 1998) (Released)
• Miss 420 (23 January 1998) (Released) ...... Tony Fernandes
• Ustadon Ke Ustad (20 March 1998) (Released)
• Aakrosh: Cyclone Of Anger (3 April 1998) (Released) ...... Gopi
• Keemat: They Are Back (10 April 1998) (Released) ...... Sub Inspector Ultappan (As Johney Lever)
• Aunty No. 1 (1 May 1998) (Released)
• Jiyaala (1 May 1998) (Released)
• Mard (15 May 1998) (Released)
• Jab Pyar Kisi Se Hota Hai (22 May 1998) (Released) ...... Mahesh
• Achanak (12 June 1998) (Released) ...... Joni
• Dulhe Raja (10 July 1998) (Released) ...... Bankhey (Hotel Manager)
• Kareeb (17 July 1998) (Released) ...... Bighe Laal
• Iski Topi Uske Sar (17 July 1998) (Released) ...... Gabbar Singh/Mogamba/John Lobo
• Barood(7 August 1998) (Released) ...... Presenter
• Tirchhi Topiwale (11 September, 1998) (Released) ...... Kadak K. Pillay
• Kuch Kuch Hota Hai (16 October 1998) (Released) ...... Col. Almeida, Camp Manager
• Soldier (20 November 1998) (Released) ...... Mohan/Sohan (As Johny Lever)
• Wajood (11 December 1998) (Released) ...... Inspector Rahim Khan
• Heeralal Pannalal (1999) (Released) ...... Heeralal (Double Role)
• Ganga Ki Kasam (1999) (Released)
• Dulhan Banoo Mein Teri (1999) (Released)
• Benaam(1999) (Released) ...... Munna Mobile
• Hum Aapke Dil Mein Rehte Hain (22 January 1999) (Released)
• Daag-The Fire (12 February 1999) (Released) ...... Sundar
• Laawaris (5 March 1999) (Released) ...... Gaflet
• International Khiladi (26 March 1999) (Released) ...... Focus
• Anari No. 1 (9 April 1999) (Released) ...... Daler Mehndi
• Silsila Hai Pyar Ka (16 April 1999) (Released) ...... Johnny
• Sirf Tum (11 June 1999) (Released) ...... Niranjan
• Baadshah (27 August 1999) (Released) ...... Ramlal
• Hello Brother (10 September 1999) (Released) ...... Havaldar Hatella
• Hum Tum Pe Marte Hain (24 September 1999) (Released) ...... Sattu
• Khoobsurat (26 November 1999) (Released) ...... Special Appearance (Song)
• Jaanwar (23 December 1999) (Released) ...... Bajrangi
• Krodh (2000) (Released) ...... Prem
• Jwalamukhi (2000) (Released)
• Hadh Kar Di Aapne (2000) (Released) ...... Father/Son Lawyer Team
• Tera Jadoo Chal Gayaa (2000) (Released) ...... Maggi
• Meri Jung Ka Elaan (2000) (Released)
• Beti No.1 (2000) (Released) ...... Mulayamchand 'Mullu'
• Kaali Topi Laal Rumaal (2000) (Released)
• Kunwara (2000) (Released) ...... Gopal
• Mela (7 January 2000) (Released) ...... Inspector Pakkad Singh
• Kaho Naa Pyaar Hai (14 January 2000) (Released) ...... Inspector Parab
• Dulhan Hum Le Jayenge (15 January 2000) (Released) ...... Tour Manager Chirkund
• Phir Bhi Dil Hai Hindustani (21 January 2000) (Released) ...... Pappu Junior
• Badal (11 February 2000) (Released) ...... Guler Mehndi
• Dil Hi Dil Mein (21 April 2000) (Released)
• Hum To Mohabbat Karega26 May 2000) (Released) ...... Kutti
• Joru Ka Ghulam (16 June 2000) (Released) ...... Kanhaiya
• Deewane (11 August 2000) (Released) ...... Okay
• Hamara Dil Aapke Paas Hai (24 August 2000) (Released) ...... Chatterjee
• Fiza* (8 September 2000) (Released) ...... Laughing Club Comic
• Shikari* (6 October 2000) (Released) ...... Jafrani Sindhi Businessman
• Aaghaaz* (6 October 2000) (Released) ...... Rajni Deva
• Raju Chacha (20 December 2000) (Released) ...... Jaddu
• Farz (12 January 2001) (Released)
• Aashiq (26 January 2001) (Released)
• Chori Chori Chupke Chupke (9 March 2001) (Released) ...... Pappu Bhai
• Censor (6 April 2001) (Released) ...... Vikramjeet'S First Assistant
• Love Ke Liye Kuch Bhi Karega (29 June 2001) (Released) ...... Aslam Bhai
• Lajja (31 August 2001) (Released)
• Nayak (7 September 2001) (Released) ...... TV Cameraman
• Ajnabee (22 September 2001) (Released) ...... Banu Pradhan (B.P.)
• Dial 100 (5 October 2001) (Released)
• Asoka (26 October 2001) (Released) ...... Magadha Soldier
• Arjun Devaa (23 November 2001) (Released)
• Kabhi Khushi Kabhie Gham (14 December 2001) (Released)
• Aamdani Atthani Kharcha Rupaiyaa (21 December 2001) (Released) ...... Appu Khote
• Ankhiyon Se Goli Maare (2002) (Released) ...... Subramaniam
• Yeh Dil Aashiqanaa (18 January 2002) (Released)
• Yeh Mohabbat Hai (8 February 2002) (Released) ...... Jaggi
• Tumko Na Bhool Paayenge (22 February 2002) (Released) ...... Pakhandee Baba
• Angaar -The Fire (5 April 2002) (Released)
• Badmash No.1 (26 April 2002) (Released)
• Pyaar Diwana Hota Hai (26 April 2002) (Released) ...... Paresh Chaval (Painter)
• Awara Paagal Deewana (21 June 2002 (Released)...Chhota Chhatri
• Humraaz (5 July 2002) (Released) ...... Mr. Darshan
• Jaani Dushman August 16, 2002) (Released) ...... Parwana
• Yeh Kaisi Mohabbat(13 September 2002 (Released)...Paajal
• Annarth (1 November 2002 .....Ben Bose, Music Director
• Kehta Hai Dil Baar Baar 15 November 2002 (Released) .....Natwar
• Karz - The Burden Of Truth (6 December 2002)..... Juggi
• Chalo Ishq Ladaaye (27 December 2002) (Released)
• Kucch To Hai (24 January 2003) (Released) .....Popatlal (As Johny Lever)
• Khushi (7 February 2003) (Released)
• Kaash Aap Hamare Hote (14 February 2003) ..... Native Indian Black Face
• Indian Babu(7 March 2003) (Released)
• Kaise Kahoon Ke Pyaar Hai (9 May 2003) (Released)
• Andaaz (23 May 2003) (Released) ...... G.I. Joe (As Johny Lever)
• Chalte Chalte (13 June 2003) (Released) ...... Nandu (The Roadside Drunk)
• Main Prem Ki Diwani Hoon (27 June 2003) (Released) ...... Johnny
• Aisaa Kyon (8 August 2003) (Released)
• Koi Mil Gaya (8 August 2003) (Released) ...... Chelaram Sukhwani
• Market (12 September 2003) (Released)
• Janasheen(28 November 2003) (Released) ...... Johnny Chen
• God Only Knows (16 January 2004) (Released) ...... Road Babe
• Hatya - The Murderer (15 October 2004) (Released)
• Aabra Ka Daabra (24 December 2004) (Released)
• Meri Biwi Ka Jawab Nahin (2005) (Released) ...... Chitra Gupta
• Padmashree Laloo Prasad Yadav (28 January 2005) (Released) ...... Yadav
• Khullam Khulla Pyaar Kare (29 April 2005) (Released) ...... Pashabhai
• Deewane Huye Pagal (25 November 2005) (Released) ...... Murgan
• Aisa Kyon Hota Hai? (17 February 2006) (Released)
• Banana Brothers (17 March 2006) (Released)
• Saawan - The Love Season (6 April 2006)....... Akhil rao
• 36 China Town (5 May 2006) (Released) ...... KK
• Phir Hera Pheri (9 June 2006) (Released) ...... Munna
• Chashmebahadur (2006) (Released)
• Sandwich (2006) (Released)
• Fool n Final (2007)
• Race (film) (2008)(Released)
• Khallballi (2008)(To be released on December 2008)
• Dulha Mil Gaya (2008)
• Kaash... Mere Hote (2008) (To Go On Floor)
• Nidar - The Fearless (2008) (Post-Production)
• Aap Jaisa Koi Nahin (2008) (Post-Production)
• Mr Tikdambaaz (2008) (Post-Production)
• Aur Phir Ek Din (2008) (Stuck/On Hold)
• Zinda Dil (2008) (Stuck/On Hold)
• Bekasoor? (2008) (Stuck/On Hold)
• Classmates (2009)(Comming Soon

Insert Another Sub Header Here

Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.

Insert Another Sub Header Here

Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.